Dhuxul Dhagax

Ka Wikipedia

Dhuxul Dhagax

Qidcad Dhuxul dhagax saafi ah, taas oo leh midab madoow dhalaalaya.

Dhuxul Dhagax (Ingiriis: Coal) waa isku dhis macdan ka samaysan malakuyuulada curiyeha Kaarboon, Haydarojiin, Salfar, Nitrojiin iyo Ogsajiin isla-falgaley cadaadis iyo heerkul sareeya dhexdeeda.

Qeexid: Dhuxul Dhagaxdu waa macdan kasoo jeeda maatar-dhireed-degaaneed bur-bur kaymo (kaynta) hore oo biyo fadhiisan jireen, sida badanaa laga helo afafka wabiyada.

Dhuxul dhagaxa oo ugu badan yahay Kaarboonka ayaa si dabiici ah laga helaa oogada sare ee dhulka ayadoo u sameeysan qaabka dhagaxa.

Dhuxul dhagaxdu waa il soosaar shidaal ah, taas oo loo isticmaalo waxyaabo badan. Tan iyo wakhti hore ayaa Dhuxul dhagaxda la qodi jiray ayadoo marka la gubo soo saarta kul fiican.

= Taariikhda Dhuxul Dha gaxa =

Isticmaalka Dhuxul waa mu hiim in aan barano Dhagaxanta madoow wexeey faa ido Eey lee yihiin[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Noocyada Dhuxul Dhagaxa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Dhuxul dhagaxda somaland

Samaynta Dhuxul Dhagaxa[wax ka badal | wax ka badal xogta]

sido kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]