Dhabar
Appearance

Dhabar, Dhabarka Dadka (Af Ingiriis : Human back; Af Carabi : ar) waa qaab-dhismeedka waaxda dambe ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Dhabarku waa xubno balaadhan oo is-heysta isla markaana si buuxda u wada shaqeeynaya. Sidoo kale dhabarku wuxuu ka samaysan yahay jiidh, muruqyo iyo seedo kuwaasi oo ku daboolan lafaha feedhaha. Guud ahaan, jidhka bani-adamku wuxuu ka samaysan yahay madax, qoor, ubuc (waa lakabka dhexe ee jidhka oo ka kooban laab, calool iyo wixii ku dhex jira), labo gacmood iyo labo lugood.
![]() |
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |