(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Category:Lambar - Wikipedia Jump to content

Category:Lambar

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 08:26, 27 Abriil 2015 ee Magioladitis (wadahadal | ku darsasho) (→‎Qoraalo La Mid Ah: All info is kept in Wikidata, removed: {{Link FA|ru}} using AWB (10903))
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Lambar

Lambar (ingiriis: number) waa habka qoraalka tirada xisaabta.

Lambarada xisaabta ku jira aad ayay u badan yihiin, marka tobanka lambar ee aasaaska tiradu waa:

Dhinaca kale, tirada lambarada xisaabta waxaa lagu kala soocaa hab loo yaqaano god, kuwaas oo muujiya kala duwanaanshaha lambarada. Lambarada aasaaska tiro (0 ilaa 9) waa hal-godleey sababtoo ah waa hal lambar. Laakiin lambarka 10 ilaa 99 waa iskudheg labo lambar, tusaale ahaan (1 iyo 0) sidaas darteed waa labo-godleey. Intaas waxaa dheer, sadex-godleey, afar-godleey, shan-godleey ilaa meel aan la aqoon.

Si kastaba ha ahaatee, tiradii kasta ee iswadata waa lambar taasi oon lagu xidhi karin godadka.

Qoraalo La Mid Ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Qeybaha hoose

Qeybtaan waxaa ku jirto 2 oo ah qeybaha hoose waana 2 oo dhamaantood ah.

A

L

Bogagga ku jira qeybta "Lambar"

waxaa meeshaan ku jira 171 oo maqaallo ah waxeena ku jiraan qeybtaan, waana 171 gud ahaan.