(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Biyaano - Wikipedia Jump to content

Biyaano

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 08:00, 9 Oktoobar 2015 ee Made4me (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: {{Infobox Instrument |name = Biyaano</br>(Piano) |image = Grand piano and upright piano.jpg |image_capt = A grand piano (left) and an uprigh...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Biyaano
(Piano)
A grand piano (left) and an upright piano (right)
Shanqadha laxanka314.122-4-8
(Simple chordophone with keyboard sounded by hammers)
AsalkaBartolomeo Cristofori
Maanta laga isticmaaloEarly 18th century
Heerka Codka Shanqadha

Biyaano (Af Ingiriis : Piano; Af Carabi : ar‎) (loogu dhawaaqo Af-Talyaani: [ˈpjaːno]; waa ereyga pianoforte oo la soo gaabiyay, loogu dhawaaqaa [pjanoˈfɔrte]) waa nooc ka mid ah qalabka muusiga taasi oo leh muusig lagu duubay, kuwo diyaar ah, iyo faro badan oo la garaaco (taabto) si ay shanqadh u sameeyso. Biyaanada Waxaa loo garaacaa si loogu qurxiyo iyo macaaneeyo dhadhanka hees, gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

Biyaanadu waa qalab muusig taasi oo leh faro la taabto si ay u samayso cod muusiko.[1] Sida caadiga ah waxaa biyaanada loo isticmaala heesaha qaraamiga, kalaasiga iyo jaaska kuwaasi ooy u sameyso dhadhan la jaanqaadaya heesta. Sidoo kale, biyaanadu waxay ka mid tahay qalabka ugu qaalisan agabka muusiga, waxayna inta badan leedahay miisaan culus.

Biyaanadu waxay ka samaysan tahay qolof sare oo alwaax ah, xadhko bir ah, iyo tiro badan oo faro madoow iyo cadaan iskugu jira.[2]

Biyaanada waxaa alifey nin u dhashay wadanka Talyaaniga[3] oo magaciisa la odhan jirey .[4]


Taariikh

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

  1. . Oxford University Press http://www.oxforddictionaries.com/definition/english/pianoforte?q=pianoforte.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. {{cite web|url=http://demonstrations.wolfram.com/HammerTime%7Ctitle=Hammer Time|author=John Kiehl|publisher=[[Wolfram Demonstrations Project}}
  3. Pollens (1995, 238)
  4. Scholes, Percy A.; John Owen Ward. Oxford University Press. pp. lvi https://books.google.com/books?vid=ISBN0193113066.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: