Degree (angle)
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay °)
Degree
Kani waa maqaal ku saabsan Degree (angle). Xagal, eeg Halbeeg.
![](https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/7c/Degree_diagram.svg/220px-Degree_diagram.svg.png)
Degree (ingiriis: Degree) waa halbeeg leh astaanta (°) oo lagu cabiro qiyaaso ka mid ah xisaabta, juquraafiga, heerkulka iyo sayniska.
Marka xisaabta lagu isticmaalayo degreegu (°) waa qiyaasta xagal toosan (plane angle) oo wuxuu u dhigmaa 1/360 goobo dhamaystiran. Tusaale ahaan xagasha 90° waa rubuc goobo dhamaystiran.
Maadaama wareega goobo dhamaystiran la mid yahay 2
Dhinaca kale, juquraafiga dhexdiisa degreega waxaa loo isticmaalaa in lagu calaamadeeyo loolasha, dhigaha iyo saacada. Tusaale ahaan, dhigta 34° galbeed 86° koonfur.
Sidoo kale, marka laga hadlayo heerkulka waxaa la isticmaalaa degree salsiyas (°C) iyo degree kelfin (°K).