(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Concepción - Wikipedia Jump to content

Concepción

Ka Wikipedia

Coordinates: 36°49′41.50″S 73°03′04.93″W / 36.8281944°S 73.0513694°W / -36.8281944; -73.0513694


Concepción waa Caasimada labaad ee dalka Jili, sidoo kale waa caasimada Gobolka - biobio ama gobolka VIII.Magaaladaan waxaa degan dad gaaraayo ilaa 292,589 oo qof.Magaaladaan waxee daris la tahay Badweynta Baasifik.