(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Darusalam - Wikipedia Jump to content

Darusalam

Ka Wikipedia

Degmada Daarusalaam: waa dagmo cusub oo la aasaasay mar dhow, kana mid ah dagmooyinka cusub ee gobalka Mugdisho/ banaadi. Waxa ay ka koobantahay afar waaxood oo kala ah Rati weyne, 1da luulyo, ceel mareer iyo Tawakal. Gudoomiyaha dagmadan cusub waxaa loo magacaabay Mohamed Abdirahman Mohamoud. Waxa ay dagmadaani ka mid tahay degmooyinka ugu bilicda wanaagsan, uguna amniga badan degmooyinka Gobolka Baraadir sida uu sheegay taliyaha saldhiga daarusalaam.[1]

Degmada  Daarusalaam waxay dhinaca waqooyi kaga beegan tahay Stadium mugdisho.  Dhismahii ugu horeeyay ee laga dhiso degmadaas waxa uu ahaa masjid sanadku markuu ahaa 2015. Xiligaan  Daarusalaam waxaa ku noolku dhawaad  20,000 oo qoys.  

Wax yaabaha ay caanka ku tahay dagmadaani waa beeraha dalxiiska, ayadoo ay usoo dalxiistagaan badi dadka ku nool gobalka banaadir. Sidookle, ganacsiga nuuc walba.

  1. Location: Banaadir region.

2: Economic: Business

3: Population: hosting 20,000 familie

4: Clan: Duduble