(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Degmada bali-khayr - Wikipedia Jump to content

Degmada bali-khayr

Ka Wikipedia

Degmada bali-khayr (قرية بلي خير) waa degmo kamid ah gobolka nugaal, degmadaan waxay u dhaxaysaa degmada jallam iyo degmada eyl waana meel aad ugu haboon daaqa xoolaha iyo beeraha, deegaanku wuxuu aad u dhismay burburkii kadib, waana deegaan barkadeed ciid cas ah, degmadaan waxaa degan beesha reer horogle gaar ahaan jifida reer cigaal ragge.



Degmadu waxay leedahay dugsiyo hoose dhexe iyo madaaris degmadu waa degmooyinkii burburkii kadib dhismay, waxaase deegaankaas leh beesha reer horogle ee madhibaan,