(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Dhaqax - Lithium - Wikipedia Jump to content

Dhaqax - Lithium

Ka Wikipedia

Dhaqax - Lithium

lithium dhaqaxka ,dhagaxyada lithium iyo noocyadeeda lithium ee dhagaxyada qaybaha birta ah halkaas oo lithium laga soo saaro macdanta
Lithium ee Somaliland oo leh shirkado ay ka mid yihiin kiiloomass , Somaliland waxay leedahay dhagaxyada Lithium-ka ee ku yaalla gobollada buuraleyda ah oo xaddi badan laga iibsan karo , shirkado macdan qodista ah oo kiiloomas ee Sucuudi Carabiya la gashay waxay soo saari lahayd macdanta Lithium-ka ee gobollada waqooyi ee Somaliland.
Awoodda loo isticmaalo baytariyada leh lithium oo awood u yeelan kara walxaha yaryar, lithium waxaa loo isticmaalaa awoodda batteriga ee adduunka oo dhan

Dhaqax Lithium

  • Ama: Buraha
  • Ama: Korontoka Lithium

Lithium bir dhagax ah oo loo isticmaalo awoodda baytari ee baabuurta iyo in badan oo la isticmaalo lihtium ayaa ku taal oogada adduunka ee gobollada buuraha iyo meelaha dhagaxa ah ee adduunka , macdanta lithium waxay caan ku tahay nidaamyada tamarta sida awoodda baytari , birta jilicsan


Waddnmaha soosaarka Lithium 2023

[wax ka badal | wax ka badal xogta]