(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Digtooni-la'aanta - Wikipedia Jump to content

Digtooni-la'aanta

Ka Wikipedia

Digtooni-la'aanta (ingiriis: attention deficit) waa xaalad oo ku saabsan cudur ama dhibaatooyin madaxda oo qofka ka dhiga iney dhib u noqoto inuu wax u jeedo, eego ama dhageysto.