Garow
- Kani waa maqaal ku saabsan garowga. Boga "Hadhuudh" halka ayaa laga soo toosiyay.
Garow | |
---|---|
Garow | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Commelinids |
Dirka: | Poales |
Bahka: | Poaceae |
Bahka hoose: | Panicoideae |
Qabiilka: | Andropogoneae |
Duulka: | Garow Moench 1794, magaco loo yaqqanay Sorgum Adanson 1763 |
Type species | |
Hadhudh (L.) Moench | |
Eray la mid ah[1] | |
|
Garow (Af Ingiriis : Sorghum; Af Carabi : ar) (sidoo kale loo yaqaano Hadhuudh) waa xubin ka mid ah dhirta cowsleyda ah ee dhasha midhaha firileyda ah, taasi oo ka baxda meelo badan oo dunid ah. Geedka garowgu wuxuu aad uga baxaa qaarada Ustareliya, qeeybo ka mid ah qaarada Afrika, wadano ka mid ah qaarada Aasiya, Ameerika iyo gasiirado ka tirsan Badweynta Hindiya iyo Badweynta Baasifik.[2][3][4][5][6][7]
Geedka hadhuudhka wuxuu ka baxaa caro nafaqo fiican leh, wuxuuna u baahan yahay biyo dhowr bilood ah, iyo qorax badan; taasi waa sababta wadanka Soomaaliya looga beero garowga wakhtiga gu'ga ah oo kali ah. Hal nooc oo ka mid ah garowga ayaa loo beertaa midho ahaan; halka dhamaan noocyada kale ee geedaha gorowga u baxaan si dabiici ah, sii loo daaqsiiyo xoolaha. Midhaha geedaha garowga aan helin cimilo diiran oo ku filan waxay noqdaan kuwo madoow oo yaryar; halka kan ku baxa ileyska qoraxda iyo biyaha roobku noqdo kan ugu midho badan ee fiican.[8]
Muuqaalka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Qoraalo La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Kew World Checklist of Selected Plant Families
- ↑ Moench, Conrad. 1794. Methodus Plantas Horti Botanici et Agri Marburgensis : a staminum situ describendi page 207 in Latin
- ↑ Tropicos, Sorghum Moench
- ↑ "Flora of China Vol. 22 Page 600
高粱 属 gao liang shu Sorghum Moench, Methodus. 207. 1794". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-12-31. Soo qaatay 2015-09-19. Barameter aan la aqoon|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Flora of Pakistan, Sorghum Moench., Meth. Bot. 207. 1794
- ↑ "Altervista Flora Italiana, genere Sorghum". Waxaa laga kaydiyay the original 2015-02-01. Soo qaatay 2015-09-19. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ "Atlas of Living Australia". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-05. Soo qaatay 2015-09-19. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Biota of North America Program 2013 county distribution maps
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |