(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Jeeraabe - Wikipedia Jump to content

Jeeraabe

Ka Wikipedia
Jeeraabe (jaadka Anser anser), .

Jeeraabe (Af Ingiriis : goose ; Af Ingiriis : geese) waa shimbiro ee weyn oo ka mid ah qoyska Anatidae; xayndhaabka qoyskaas waxa ku jira tusaale ahaan shimbirta booloboolo. Shimbirta jeeraabaha waa shimbir badeed ahoo bdankood ama bad ku jira ama hareeraheeda ku maaweela. Jeeraabaha waa shimbiro wadareed; sidaas darteed ururo ayay u raraan; marka ay haadka ku duulaan na, qaab-dhismeed xarafka V ayay isu qabanqaabiyaan.[1]

  1. Lamprecht, Jürg (1987). "Female reproductive strategies in bar-headed geese (Anser indicus): Why are geese monogamous?". Behavioral Ecology and Sociobiology. 21 (5). Springer: 297–305. doi:10.1007/BF00299967. S2CID 34973918.