(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Karbalaa - Wikipedia Jump to content

Karbalaa

Ka Wikipedia

karbalaa (Afka carabiga;كَرْبَلَاء) waa magaalo ku taalo ciraaq, waxey xarun u tahay gobolka karbalaa, waana maagalo muqadas ah shiicada agtooda, sababtoo ah waxaa ku yaalo qabuuraha xuseen bin cali iyo asxaabtiis ee ku shahiiday xasuuqii karbalaa.