(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Shax - Wikipedia Jump to content

Shax

Ka Wikipedia
Shax

Shax ama Jar waa cayaar aad looga ciyaaro Soomaaliya. jarta waxaa cayaaro dhalinyarta iyo odayaasha. markeeda hore waxoo ka imaaday dadka soomaaliyeed oo baadiyaha ku nool, kadib neh waxee ku faaftay magaaloyaasha. maanta waxaa aad loogu ciyaaraa meelaha lagu sheekeesto ama shaaha lagu cabo. cayaarta waxaa lagu ciyaaraa dhagax ama qoryo.


Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]