(Translated by https://www.hiragana.jp/)
User:Asho Warsame - Wikipedia Jump to content

User:Asho Warsame

Ka Wikipedia

Dagmada Baxdo waa dagmo kutaal Galgaduud (galmudug state). waxa ku nool dagmadaa ku dhawaad dad gaaraayo 10,000 oo qof. Dadka ku nool dagmadaani waa ku jecel nabada iyo hormarka qeybahiisa kala duwan. Waxaa ka furan iskuulo iyo academicyo lagu barto Qur'aan ka kariinmka. Sidookale, waxa ay leedahay saldhigyo ciidan, isbitaalo iyo stationska ku badda. Waxaa gudoomiye ka ah dagmadaan Maxamed Cabdulaahi Muuse. Dagmadaan ayaa ah dagmo caan ku ah cilmiga barashadiisa iyo ladagaalanka arkakixisada iyo nabad diida yaasha. Dhaqaalaha dagmadaani waxa uu inta badan ka yimaadaa ganacsiga kheebahiisa kala duwan.