(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Xanuunka shaqsiyeedka cuskashada - Wikipedia Jump to content

Xanuunka shaqsiyeedka cuskashada

Ka Wikipedia
qof xanuunka qiirooyinka xad-daaf iyo darafyada qaba

Xanuunka shaqsiyeedka cuskashada (Af Ingiriis : dependent personality disorder) waa cillad iyo xanuun shaqsiyeed oo Cutubka C (Cluster C) ah. Cillada shaqsiyeedka ee cuskashada wuxuu tabca in qofka dad kale isu haleeya iyo in uu dad kale cuskado, isaga da'diisa ah da' oo qaangaadhay. Cuskashada ee maangaarka ah waa duruufo maangaareed ee waarta ee ifbixisa in cusko-qabaha u baahnaadaan dad oo qiirohooda, jirkooda iyo jawigooda qoondeeya. Cutubk C waxa ku dhex jira maangaarooyinka e ku saabsan cabsida iyo welwelka, iyo maangaarnimada cuskashada sifoyinkeeda waxa ka mid ah ashqaraaro sida ku-dhawaaqida magangalnimada oo halbeeg laga dhigayo, samirsiinta oo halbeed laga dhigayo, iyo nugulnimada ee la caadaystay.[1]

  1. Coolidge, F.L.; Thede, L.; Jang, K.L. (2 December 2013). Are personality disorders psychological manifestations of executive function deficits? Bivariate heritability evidence from a twin study. Behavior Genetics (2004), pp. 34, 75-84, cited in Nolan-Hoeksema, Abnormal Psychology (6th. ed.), pp. 273, McGraw Hill Education (2014). McGraw-Hill Education. ISBN 978-0-07-803538-8.