(Translated by https://www.hiragana.jp/)
af - Wiktionary Jump to content

af

Ka Wiktionary

soomaali

[wax ka badal]

af

  1. Waa xubin jirka ka mid, waa meesha ay ilkaha iyo carabka ku yaalaan.

nadooc magac

[wax ka badal]
Nadooc magac (Declension of noun)
Nadooc magac keli wadar
Cayimanaan aan cayinnayn cayiman aan cayinnayn cayiman
Qaabka aasaasiga ah af afka afaf afaf{{{3}}}a
Habka yeelaha ah af afku afaf afaf{{{3}}}u

luqad lahjad

deenish

[wax ka badal]

af

  1. damiska qalab shidan.
  2. Kasoo jeeda.