(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Qoor - Wikipedia Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Qoor

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
Rescuing 1 sources and tagging 0 as dead.) #IABot (v2.0.9.2
 
Safka 33: Safka 33:
* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/1200003204 Neck]
* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/1200003204 Neck]
* [http://www.ahns.info/ American head and neck]
* [http://www.ahns.info/ American head and neck]
* [http://www.anatomywiz.com/ anatomywiz.com]
* [http://www.anatomywiz.com/ anatomywiz.com] {{Wayback|url=http://www.anatomywiz.com/ |date=20070709115040 }}


{{Gumud}}
{{Gumud}}

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 08:50, 30 Sebteembar 2022

Qoorta aadanah
Details
ArteryQoor
Identifiers
Latincollum
NeuroNames{{{BrainInfoType}}}-{{{BrainInfoNumber}}}
Dorlands
/Elsevier
Neck
Anatomical terminology

Qoor (ingiriis: Neck, af-carabi العنق) waa qeyb ka mid ah qaab-dhismeedka guud ee jidhka dadka iyo xayawaanka. Qoortu waa xubinta isku xidha madaxa iyo jidhka intiisa kale.

Qoortu waxay ka samaysan tahay lafo, hunguri, dhuumo, carjoow, jiidh, xidido, hilib iyo xubno kale.

Murqaha qoorta aadanaha

Lafaha qoorta[wax ka badal | wax ka badal xogta]

lafaha qoorta ayaa ka kooban 7 qayb oo kana mid lafaha dhabarka, labo walba oo lafahaas ka mida waxaa u dhexeeya carjaw

Tixraac dibadeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]