(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Kaabayaal - Wikipedia Jump to content

Kaabayaal

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dhisme adeeg bulsho)

Kaabayaal (Af Ingiriis : infrastructure; Af Carabi : ar‎) waa waxyaabaha aasaasiga ah ee isku xidha isla markaana u adeega magaalo, degmo, gobol, wadan iyo wixii la mid ah.[1] Sida caadiga ah, kaabayaashu waxay u adeegan ama isku xidhaan bulshada waxayna saldhig u yihiin koboca dhaqaale iyo guud ahaan isku socodka shaqada.[2] Kaabayaasha bulshada waxaa ka mid ah jidka, Laamiyada waaweyn, Buundooyinka, Biyo-xidheenada, wasakh-qaadeyaasha, wado tareen, dekedaha, koronto gudbinta, isgaadhsiinta, gego diyaarad iyo kuwo kale oo badan.

Hordhac

Kaabayaashu waa adeega aasaasiga ah ee bulsho kaasi oo fududeeya isku socodka, ganacisga, nolosha maalinle iyo dhamaanba baahida kala duwan ee bulsho.[3]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. . Infrastructure | Define Infrastructure at Dictionary.com
  2. O'Sullivan, Arthur; Sheffrin, Steven M. . Pearson Prentice Hall. p. 474. ISBN 0-13-063085-3.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Fulmer, Jeffrey. PEI Infrastructure Investor (July/August): 30–32.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: