Diffusion
Appearance
Diffusion waxaa ladhahaa markii ee molekular'yaasha isku taxallujinaayaan in ee kala firxadaan xoog ilaa tartiib.Molekularyaasha wee kala durqaayaan markii ee kululyihiin, dhaqdhaqaan badan neh wuu ku jiraa.Haddii ee molekular'yaasha yaryihiin neh si aad eh ayee u dhaqdhaqaaqayaan.Tusaale ahaan difusion waxaa waaye, haddii oo qof sigaar cabo oo qiic afkiisa ka soo daayo, qiica wuxuu u kala firxanaa xoog ilaa tartiib, barafuunka neh waa sidoo kale.Haddii aa buufisid meesha aa taagan tahay oo ka carfaa, laakiin waxyar kadib wuu balaaranaa.
Waxyaanaha ku leh saameeyn in ay firxadaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xaaladda | Xawaaraha uu jarayo |
---|---|
Gaas | 100 mm Daqiiqad |
Dareerayaal | 0,5 mm Daqiiqad |
Adke | 0,0001 mm Daqiiqad |