(Translated by https://www.hiragana.jp/)
Siyaasad - Wikipedia Jump to content

Siyaasad

Ka Wikipedia

Siyaasad (Af Ingiriis : Politic; Af Carabi : ar‎) wwaa habka iyo nidaamka khiyaanada leh ee maamulka dowlad, urur iyo wixii la mid ah. Sida caadiga ah, siyaasadu waa nidaamka lagu maamulo wadan ayadoo la isticmaalo xirfad, balanqaad, dhoolatus iyo ficilo kale oo badan si dadka maamulka haya ugu guuleystaan taageerada shacabka wadankaasi.

Si kastaba ha ahaatee, siyaasada waxaa inta ugu badan gacanta kula jira madaxda dowlada, sida: Madaxweynaha, Boqorka, Madaxweyne ku xigeenka, Ra'iisal Wasaareha iyo dhamaan xubanaha kale ee dowlada.


Ereyga "siyaasad" ma ahan Af Soomaali, laakiin waa kelmad aan ka soo amaahanay luuqada Af Carabiga. Ereyga "سياسة" micnaheedu waa khiyaanayn, sirid iyo afmiishaarnimo lagu dhamaysto howl.

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: