Warqad

Ka Wikipedia
Haku khaldin warqad (fariin)
Waraaqdu waa sheey fidsan khafiifna ah oo loogu talo galay in wax lagu qoro.

Warqad (Ingiriis: Paper) waa shey ama walax khafiif ah oo fidsan lagana sameeyo alwaax, cows iyo qeeybo kale oo dhirta ah. Waraaqdu waa sheey fidsan khafiifna ah oo loogu talo galay in wax lagu qoro.

Isticmaalka ugu badan ee Warqaduhu waa wax qoris, sidoo kale waxaa jira qaabab kale oo loo isticmaalo sida in wax lagu rito.

Warqada iyo xamagta waxaa la sheegaa in qarnigii labaad - qiyaas ahaan 115 (Nebi Ciise dabadii) - laga soo gaadhay boqortooyadii Han ee wadanka Shiinaha.

Taariikhda Warqada

Isticmaalka Warqada

Noocyada Warqada

Samaynta Warqada