Kung fu
Appearance
Kung fu (
Taariikhda Ciyaarta
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Waxaa lasheegaa in Ciyaarta maba qaabdagaalka Kunfu uu soo jiray in kabadan 1500 oo sano. Xiligii wadanka Shiinaha ay kajireen dagaaladii sokeeye. Xilagaas oo wadanka Shiinuhu uu kala qaybsanaa. Unakala qaybasanaa laba qaybood oo kala ah Koonfur iyo waqooyi.xiligaas waxaa wadanka Shiinaha yimi hindi buudiyiin ah oo aad iyo aad utiro badan. Waxaanay ahayd xiligii diinta buudigu ay aadka u fidaysay. Markaas ayay hano qaaday ciyaarta kung fu.[1]